Gaari Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Shabeellaha Hoose.

Wararka kusoo dhacaya warqabadka Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan waxay xaqiijinayaan in goordhow uu qarax culus ka dhacay deegaan katirsan Shabeellaha hoose, kaas oo lala eegtay gaari ay la socodeen ciidamo katirsan Shisheeyaha AMISOM.

Mid kamid ah Gawaarida dagaalka ee ciidamada Shisheeyaha ayaa isagoo maraya deegaanka Kelli-caafimaad oo u dhow Nambar60 Waxaa lala kiciyay miino dhulka lagu aasay.

Gaariga ayaa bool bool ukala faniiney, waxaana dhimasho noqday dhamaan Askartii saarnaa gaariga oo kasoo jeeda dalka Yugaandha oo kamid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Ciidamo katirsan kuwa Qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaraxan dhulka ugu aasay ciidamada Shisheeyaha, iyagoona ku guuleystay iney ku qarxiyaan, khasaare adagna ku gaarsiiyaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.