Jeneraal Sare Oo katirsan Dowladda Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Caawa fiidkii ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho waxay ku toogteen sarkaal sare oo katirsan dowladda federaalka.

Jeneraal Maxamed Yare oo katirsanaa Saraakiisha sar sare ee milliteriga dowladda ayaa rag katirsan Mujaahidiinta waxay caawa ku toogteen xaafadda Silig Ameerikaan ee degmada Wadajir magaalada Muqdisho.

Daqiiqado kadib markii Iqtiyaalka uu dhacay, waxaa goobta soo gaaray ciidamo katirsan dowladda oo qaaday meydka Jeneraalka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa durba sheegtay mas’uuliyadda dilka Jeneraalkan.

 

You might also like
1 Comment
  1. sadam says

    koleey waxaan dhihi lahaa kuwa caloshoot ushaqeeysta yasha inay Ka digtonadaan am haku talagalaano in ladili doonay

Leave A Reply

Your email address will not be published.