Xillibaan Hore Oo Dalka Dibadiisa Ku Geeriyooday.

Xillibaan Axmed Cawad Cashara oo kamid ahaa xubnihii Baarlamaanka Kumeel gaarka ayaa ku geeriyooday dalka Canada oo uu in muda ah ku noolaa.

Waxaa la sheegay in xanuuno uu in muda ah la daaladhacayay, islamarkaana ugu dambeyntii uu dhintay.

Cashara ayaa kamid ahaa Dadkii wax kulahaa aas-aaska maamulka Puntland, waxaana uu mar soo noqday wasiirka warfaafinta maamulkaas.

 

You might also like
1 Comment
  1. Ciid says

    Sawirkiisaan sunnada ma waafaqsana

Leave A Reply

Your email address will not be published.