Dhagayso Xubinta Faa’iido 14.
Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam, wuxuuna kaga hadlayaa Zamanka aan ku jirno iyo fitnadiisa.
Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 14 iyo Sheykh Xasaan.