Dhagayso Xubinta Faa’iido 16.
Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Gardaadisku ma Sunnaa mise waa Dhaqan Soomaali?
Halkan ka dhagayso Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo ka hadlaya Gardaadiska