Dhagayso Xubinta Faa’iido 21.
Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Qeybtan waxaa lagu soo qaadanaya qiso dhex martay Suleymaan Ibnu Cabdil Malk iyo Abuu Xaasim, waxaana jeedinaya Sheykh Maxamed Kaariye.