Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Ku saabsan Amisom.
Diirada jimcaha oo ay ka qeybqaateen Aqoonyahan Maxamed Sheekh,Axmed Ibraahim iyo Nabad doon Maxamed Guuleed ayaa looga hadlay waxa ka dhalan kara ka bixitaanka Amisom ee Soomaaliya oo bilaabanaya dabayaaqada bisha soo socota.
Diirada ayaa sidoo kale lagu soo qaatay aaraahda dhagaystayaasha ee ku aadan Mowduuca.