Diyaarad Drone ah Oo kusoo dhacday buuraha Goolis.

Wararka ka imaanaya Wuqooyi bari Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo ay leedahay dowladda Maraykanka ay soo dhacday.

Deegaannada buuraha Goolis ee gobolka bari ee Soomaaliya ayay diyaaradan Maraykanka oo ah noocyada wax basaasa kusoo dhacday.

khubaro milliteri oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab oo saldhigyo milliteri ku leh goobahaas ayaa durba la wareegay diyaaradda.

Arintan ayaa muujineysa sida diyaaradaha wax jaajuusa ee Maraykanku leeyahay uga howlgalaan wuqooyi bari Soomaliya, iyagoo isku dayaya iney dusha ka eegaan dhaq-dhaqaaqa milliteri ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.