Assalaamu Calaykum Bahda Radio Al Furqaan,
Salaan Kadib. Maanta Jaraaidka loo yaqaan “The Daily Beast” https://www.thedailybeast.com
ayaa maanta ka hadlay qaabkii loo gumaaday shacabkii Bariire ee bishii August. Jariirada Daily Beast waxay sheegtay in markii la shacabka la xasuuqay, in ay ciidamada marakykanka amar ku siiyeey askarta dawlada federaalka in ay hub ag dhigaan maydadka oo ay been ka sheegaan xasuuqa. Fadalan Akhriya linkiga aan idiiin soo diray. Hadii aad u baahantihiin in aan warkan afsoomaliyeeyo, fadlan ii soo sheega. JazakumAllahu Khayran.

Waa walaalkiin Abu Kawhar oo maraykanka jooga
WACALEYKUM Salam, waan qaadanay walaal warkan, laakiin waxaan kaa rabnay hadaad diyaar u tahay inaan kaa wareysano mowduucaas inaad nambarkaag Imoga halkan noogu reebto. Mahadsanid.