Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 24-02-1439 Hijri.
Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa ku baxay qodobo ay kamid yihiin Alkataa’ib oo balan qaaday filim cusub,Odayaasha dhaqanka ee Daaru-salaam oo ka hadlay duqeyn Maraykanku uu ku leeyay dad beeralay ah iyo qodobo kale.