Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 16 02 1439
Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada Alfurqaan waxaa caawa lagu soo qaatay Waraysi ku aadan waxa xiligaan kusoo beegay in Maraykanka muwaadiniintiisa ugu baaqo inay degdeg kaga baxaan Muqdisho iyo qodobo kale.