Rag U shaqeynayay Sirdoonnada Dowladda iyo Shisheeyaha Oo Lagu Dilay Gobolka Jubbada Dhexe.
Fagaare weyn oo ku yaala degmada Bu’aalle ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa lagu dilay 4 Ruux oo lagu eedayay iney u shaqeynayeen Sirdoonnada Shisheeyaha iyo kan dowladda federaalka.
4-ta nin ee Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Maamulka Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka ay xukunka dilka ah ku riday waxaa lagu kala magacaabaa C/Risaaq Xaashi Cabaas, Cumar Cadar Cumar, Maxamed Aba Mayow, Mustaf Macallin Xasan.
Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Xukunka dilka ah ku dhawaaqay, kadibna waa lagu fuliyay.
Wixii Faafaahin waxaad ka dhageysan kartaan Wararka iyo Barnaamijyada soo socoda ee Idaacadda Al-Furqaan,
JAAJUUS JISADI WAA INAAD GAWRAC UGU JIIDO
WAA INUU JAWAAB KULUL HELOON LOO JIR NAXAHAYNE
JAHANAMO LAGEE WAA MURTADE JOOFKA KALA GOOYE
JALFIS IYO INTUU MIINO XIRO GOOR LAWADA JIIFO
YUU JAANIS NAGA HELIN WAQAY NAARU JARATAAYE
JIDKA UU MARIYO FIIRSHA IYO HAWDKU JEEXAAYO
JEESH KEENU WAA INU QABTOO JAANIS LOO DIIDO
JIQDA AYDA JEEXIYO WADAHA JUUN GALKIYO HAWDKA
JIDKASTOO BANAAN WAA INUU JEESHKA YAGU JOOGO
JIHAAS KII AMNIGU WAA INUU JIIF KA DHEERAADO
JUUJUUS DHEX DEEN WAA INAAN JAANIS LAGA SIININ
JIBKA UU DHIGIYO WAA INUU EEDO JAWR KIISA
RUUXII U JIIR NIXI RABANA YAAN DHAG JALAQ LOOSIIN