Sawirro+Warbixin: Qeybta 3-aad Ee Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya.

Walaalaha aynu jecelnahayow waxaan maanta qeybta 3-aad ee warbixinta (Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya) ku eegi doonnaa baadiyaha Sh/hoose, innagoo idiin soo gudbineyna warbixin aynu uga sheekeeneyno wixii aanu soo aragnay taasoo dabcan sawirro wadata.

Halkan Ka Degso Warbixinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.