Al-Kataa’ib oo filim kasoo saartay weerarkii Balad-xaawo.

Goordhow mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay filim xiiso badan kaas oo lagu soo bandhigay dagaalkii ka dhacay magaalada Baladxaawo bishii Septembar, kaas oo lagu laayay ciidamo farabadan oo katirsan maamulka Jubbaland.

Filimka oo loogu magacdaray “Ku ad-adkaada 2” ayaa soo bandhigaya muuqaalka naftii hurihii daah furay dagaalka iyo ciidamada mujaahidiinta oo dagaal adag kaga jira magaalada, markii dambana gebi ahaan la wareegaya.

Waxaa sidoo kale filimka lagu arkayaa maxaabiis farabadan oo laga xureeyey xabsiga magaalada Baladxaawo.

Hoos ka daawo Sawirro..

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.