Dhagayso: Abuu Muscab Oo ka warbixiyay Qarixii Muqdisho.

Sheykh Cabdil Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka howlgallada ciidamada mujaahidiinta oo waraysi siiyay Idaacadda islaamiga ee Andlalus ayaa faafaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashey weerarkii lagu qaaday Iskuul Buluziyo.

Sheekha wuxuu sheegay in dhimashadu ay gaartay 29 Ruux, halka dhaawacuna uu marayo 35 Ruux, oo dhamaantooda ahaa Askar iyo saraakiil katirsan Booliiska dowladda.

Dhanka kale Sheekha wuxuu soo hadal qaaday howlgallo dhawaanahan ka dhacay Wuqooyi bari Soomaaliya, kuwaas oo lala eegtay saraakiil katirsan maamulka Puntland.

Halkan ka dhagayso areysi Sh Abuu Muscab oo ku saabsan howlgalkii Muqdisho.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.