Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 13-03-1439
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee kabaxa Idaacadda Al-Furqaan, waxaana lagu soo qaataa dhacdooyinka caalamka Islaamka.
Halkan ka dhagaso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 01-12-2017 sax .lite