Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 20-03-1439
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo gudbiyo arimaha caalamka Islaamka, todobaadkan intiisa badan waxaa lagu soo gudbiyay arinta magaalada barakeysan ee Al-Aqsaa.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 08-12-2017.lite