Dhagayso Xubinta Faa’iido 24
Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Muxamed Al-Saawi, waxaana looga sheekeynayaa qiso xanuun badan oo dhexmartay Aabe iyo wiilkiisa, oo ugu dambeyn wiilku dilay Aabihiisa.
Halkan ka dhagayso Qiso xanuun badan Oo dhexmartay Aabe iyo Wiilkiisa Sheykh Muxamed Al-Saawi