Dhageyso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay qadiyada Qudus.

Xili madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in Qudus ay tahay Caasimada Yahuuda ayaa maanta diirada jimcaha waxaa xoogga lagu saaray warkaasi  iyadoo mulimiinta caalamkuna wadaan isku soo baxyo, jamaacaadka jihaadiga ahna ay ku baaqeen in dhiig lagu difaaco masjidka.

Diirada waxaa ka qeybgalay sheekh Jaamac Aadam.Sheekh Jaamac Cabdisalaam iyo sheekh Cumar xayaakallaah.

Diirada ayaa sidoo kale lagu soo gudbiyay fikradaha dhagaystayaasha ku xiran idaacadda.

Halkan Ka dhageyso Diirada Jimcaha 08 12 2017.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.