Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Ku Saabsan Qoyska. (Sawirro+Dhageysi)
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna falanqeeyo mawaadiic muhim ah ayaa waxaa usbuucan lagu soo qaatay qodob ku saabsan arrimaha qoyska iyadoo si gaar ah loo tiigsaday haweeneyda saalixadda ah.
Barnaamika ayaa waxaa lagu wareystay haween kamid ah kuwa wax barta kuwaasoo soo bandhigay tafaasiil iyo talooyin diini ah oo dhisaya qoska.