Halkaan ka dhegeyso barnaamijka dhuuxa wareysiyada 19-03-1439 hijri
Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo caawo lagu soo qaatay qodobo ay ka mid yihiin maraykanka oo xasuuq ka geystay gobalka shabeelaha hoose iyo askeri loo dilay xabad sigaar ah iyo qodobo kale oo dhamaantood muhiim ah.