Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa 15-03-1439 Hijri.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan marka laga reebo kan Sabtida, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo dhinacyo kala duwan lala yeesho