Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 22-03-1439 hijri.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan marka laga reebo kan Sabtida, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo dhinacyo kala duwan lala yeesho.