Askari Ka Tirsan Ciidamada Jubbaland oo Lagu Dilay Kismaayo Agteeda.
Askari ka tirsan ciidamada maamulka Jubbaland ayaa barqanimadii maanta lagu dilay duleedka magaalada Kismaayo xilli uu doonayay inuu dhac u geysto dadka shacabka ah ee ku socdaala halkaas.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogteen askariga kadibna ay ka qaateen qorigiisii waxaana saacad kadib meydkiisa usoo gurmaday askari kale.
Maamulka Jubbaland ayaa ku kooban magaalada Kismaayo gudaheeda iyadoo aaney ciidamada iyo mas’uuliyiintu si nabad ah u socdaali karin, sidoo kale waxaa lamid ah degaanada kale ee ay joogaan oo la dhihi karo qaarkood waa ay ku go’doonsan yihiin.
Adeegaha gaaladiyo nijaasta amxaaradaa
Tigree injirlay kurtood abaal uga dhawrayaan
Inuu arligaw qabtoo Adoonsado shacabka yaga
Rag baase diidoo inkiray xaqana abid kiis jeclaa
Alaah baa mahadalee sidii ictisaam marabo
Uhuurow inaan baeyoo amxaar uray hoosti galo
Wadaad kaa shalay ambaday misana Amison
Ugalay Uhuuro buhuuka iyo haduu yahay magan ibliis