DEGDEG: Gaari Ay Wateen Amisom oo Qarax Lagula Beegsaday Buulomareer.

War deg deg ah oo nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada ee Xarakada Al-Shabaab ay qarax la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay wateen askar shisheeye ah.

Kolonyadan oo maraysay duleedka magaalada Buulomareer ayaa waxaa lagala haray hal gaari kadib markii uu haleelay qarax weyn sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.

Gaarigan oo uu noociisu ayaa Taw ayaa waxaa gaaray burbur xooggan waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Markii aad mareyso wadooyinka waaweyn waxaad arkeysaa burburka gaadiidka ciidamada shisheeye.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.