Degdeg: Xarakada Al-Shabaab oo Cagta Marisay Saldhigyo Ku Yiilay Duleedka Baydhabo.

Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al-Shabaab ay saaka ku dheelmadeen saldhigyo waaweyn oo ay ciidamada maamulka Koofur galbeed ku lahaayeen degaanada Daynuunaay iyo Goofgaduud.

Xogtu waxa ay ku waramaysaa in cagta la mariyay labada saldhig islamarkaana ciidamadii joogay ay noqdeen kuwa la dilay iyo wax cararay.

Lama oga inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha rasmiga ah ee dhimasho iyo dhaawac, xogta dhacdadanna wey isi soo tareysaa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.