Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Loollanka Ka Jira Afrika.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhiim ah ayaa waxaa maanta looga hadlay loollanka ka jira Qaaradda Afrika oo ah qaarad ballaaran kheyraadkuna dhex ceegaago, waxaana barnaamijka lagu marti qaaday aqoonyahanno xog iyo macluumaadyo badan ka bixiyay sida ay wax u jiraan.
Ku Dhageyso Tayo Sare Diiradda Jimcaha 19-01-2018
Ku Dhageyso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 19-01-2018