You might also like
1 Comment
  1. abufatia says

    Beelaha kufriga diidayee bixiyey maalkooda
    Geesiyada bareeroo birmaday oo buntuqa qaatay
    Balanqaadka niman kee dhigee beenta laga dhawray
    Niman kaan bakhayline hantida bixiyey oo dhiibay
    Niman kaa kufriga balagta dheer diiday inu baado
    Niman kaa bireeyee dilee booca kala gooyey
    Bidahaa nasaarada ragaa boohin uga keenay
    Niman kaa banjariyee kufriga baaska qabad siiyey
    Bagaag wayn adoontii ragaa booca kala gooyey
    Ilaahow bishaaraday wadaan aanay naga baaqan
    Ilaahow xanuun kiyo bushiga baahay naga suuli
    Ilaahow bulshada noomidee gaalku kala beegay

Leave A Reply

Your email address will not be published.