Dhageyso Warbixin Uu Wargeyska The Guardian Ka Qoray Duqeymaha Shacabka Ka Dhanka Ah.

Wargeyska The Guardian ee kasoo baxa dalka Inhiriiska ayaa warbixin dheer ka qoray duqeymaha ay Mareykanka iyo xulufadiisu ka geysteen Soomaaliya, 12kii bilood ee u dambeeyay.

Wargeyska oo sameeyay baaritaan qoto dheer ayaa sheegay in inta badan duqeymihii ka dhacay Soomaaliya lala beegsaday dad shacab ah oo ay ku jiraan beeraley iyo xoolaley.

Isagoo soo xiganaya dhaqaatiir, goob-joogayaal iyo ilo kala duwan ayaa soo bandhigay dhacdooyinka dhacabka lagu gumaaday oo u taariikheysan sidii ay horey warbaahintu ugu tabisay.

Halkan Ka Degso Warbixinta The GUARDIAN

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.