Halkan ka dhageyso dhuuxa wareysiyada 11-05-1439
Barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo kamid ah barnaamijyada xiisaha leh ee ka baxa idaacada alfurqaan waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin siyaasi ka hadlay waxa ay ka dhigantahay in la mideeyo Wasiirada Itoobiya iyo Soomaaliya iyo qodobo kale.