Qarax Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Baladweyne.

Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in weerar bambaano lagu qaaday ciidamada dowladda federalka ah.

Weerarkan ayaa sababay dhimashada hal askari sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay, waxaana askariga dhintay ay miinadu u kala jartay laba qeybood.

Maamulka magaalada iyo ciidamo gurmad ahaa ayaa goobta soo gaaray waxaana ay warbaahinta maxalliga ah ka cambaareeyeen falka askarigan lagu dilay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.