Waa sidee xaalada bulshada shareecada islaamka lagu maamulo ee baay ku dhaqan? (sawiro/dhegeysi) qeybta 2 aad

Idaacadda Islaamiga ah ee al furqaan waxay horay idin kugu soo gudbisay qeybta koowaad ee barnaamijyo tixane ah oo ciwaankoodu yahay waa sidee xaalada bulshada shareecada islaamka lagu maamulo ee baay ku dhaqan?

 

iminka waxa waxa aan idin soo gudbinayaa qeybta labaad ee barnmaamijyadaas oo ku saabsan horumarka dhinacyada amniga, barashada diinta islaamka iyo ganacsiga deegaanka Raama caddeey ee gobalka baay.

Halkaan ka dhegeyso barnaamijka raama caddeey 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.