Dagaalo Toos Ah Iyo Qaraxyo Ka Socda Nawaaxiga Madaxtooyada Iyo Xarumo Kale.

Qaraxyo iyo dagaalo toos ay ayaa caawa fiidkii ka bilowday magaalada Miqdosho gaar ahaan inta u dhaxaysay isgosyka Sayidka iyo isgoyska KM 0.
Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in la galay hotelka Siyaad kadib markii qarax xooggan lagu furtay, sidoo kalana qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo meelo kala duwan oo aan la ogeyn sida ay wax uga socdaan.
Insha;allaah, wixii soo kordha waan idiin soo gudbineynaa.
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.