Dhagayso: Hogaamiye sare oo katirsan Al-Qaacida oo ku shahiiday Aljeeriya.
Bayaan kasoo baxay goordhow mu’assasada Andalus oo ku hadasha Afka Alqaacidada Maqribul Islaam ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka hogaamiye sare oo katirsan Alqaacida, kaas oo lagu magacaabo Hishaam Abuu Rawaaxa.
Hogaamiyaha lagu dhawaaqay istish-haadkiisa waxaa uu ahaa mas’uulkii warfaafinta ee Alqaacidada Maqribul Islaam.
Halkan hoose ka dhagayso Khabarka Istish-haadka Sheekha oo deg deg ah.