Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan. Waa barnaamij lagu lafa guro hadba mowduuca taagan iyadoo laga eegayo muhiimadda uu bulshada u leeyahay.

Haddaba maanta waa mowduuc ahmiyad gaar ah leh oo qormooyin laga sameyn karayo islamarkaana ay ku jiraan macluumaadyo badan oo ku saabsan cadaawadda Soomaaliya iyo Itoobiya, taariikh ahaan iyo juqraafi ahaan.

Barnaamijka waxaa marti ku ah mid kamid ah culimada u dhuun daloosha taariikhda bariga Afrika iyo arday badan, kuwaasoo iyaguna soo bandhigi doona aragtiyo iyo su’aalo.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 

 

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.