Dhageyso Idaacadda Andalus oo Baahisay Wareysiga Mid Kamid Ah Raggii Weeraray Madaxtooyada Iyo NISA.
Idaacadda islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay baahisay wareysiy ay la yeelatay mid kamid ah raggii fuliyay weeraradii cuslaa ee dhawaan lagu qaaday Madaxtooyada iyo Nabad sugidda.
Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure oo Ku magac dheer Cadiyatullaah kanasoo jeedo beesha Mariixaan ee degto gobolka Gedo wuxuu ahaa Ninkii fuliyay weerarkii Naf-hurnimo ee ka dhacay Hoteelka Doorabin ee kaabiga ku haya xarunta Nabad sugidda DF-ka ee Habar Khadiijo loo yaqaan.
Wareysiga oo lagu soo qaatay barnaamij gaar ah ayaa waxa uu xambaarsan yahay macluumaadyo iyo farriimo kala duwan.
Asc maga ceygu wa daada aamin daada