Dhageyso:Abwaan Taakow iyo gabaygii Puntland.

Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaaniinta afkooda ku difaaca diinta islaamka ayaa tiriyay gabay xiiso leh.

Gabayga oo soconaya in ka badan 10 daqiiqo ayuu Abwaanka ugu magac daray Puntland.

Gabayga ayaa la hadlaya shacabka Puntland oo uu Abwaanku la dardaarmayo.

Abwaanka ayaa sidoo kale gabaygiisa kusoo hadal qaadaya ciidamada Mujaahidiinta ee ka dagaalamaa gobalka Barri.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Cusub Abwaan Taakow  iyo Puntland.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.