Sawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Munaasabad Ka Dhacday Sh/hoose.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan islamarkaana aad uga barateen mawaadiic muhim ah ayaa waxaa maanta lagu soo qaatay munaasabad ka dhacday gobolka Sh/hoose, taas oo lagu soo xirayay machad aqoontooda kor loogu qaadayay ducaad da’yar oo laga soo xulay degaanada Sh/hoose.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin, culimo, indheer garad, suugaan yahanno iyo marti sharaf kale, waxaana barnaamijka idiinkugu soo gudbineynaa dhammaan kalimadihii iyo gabayadii laga jeediyay xafladda insha’allah.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 02-02-2018

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.