XAFLAD LOO QABTAY ARDEYDA MACHADKA BEESHA CIROOLE EE WILAAYADA ISLAAMIGA EE SHABEELLAHA HOOSE. (SAWIRRO)
xaflad heersare loo soo agaasimey ayaa loo qabtay ardeyda machad ay leedahay beesha ciroole oo ku yaala gobolka shabeellaha hoose, waxayna soo bandhigeen ardeyda waxyaabihii ay barteen.
halkan ka dhagayso codadka xafladda machadka.