Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.
Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah.
Barnaamijka, waxa uu maanta ku siinayaa macluumaad ku saabsan sida uu dalka uga da’ayo roobka guga, diyaar garowga wax soo saarka, talooyin iyo fursado maal gashi oo u bannaan qof walba oo daneynaya inuu lacag sameeyo isgaoo dalkiisa jooga.
Maalintii uu Allaah munaafiqiinta iyo muminiinta kala saaray buu waa khayreed iyo qabaar hididiilo leh u beryaa umadda islaamka ee Soomaaliyeed mar walba, guuleeysta mujaahidiineey….
Halkeen rayigeeyga ka soo dhiibtaa…?