Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Si Xeel Dheer Loogu Falanqeeyay Khilaafka Madaxda DF.

Diiradda JImcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba mowduuca ku haboon.

Maanta waxaa lagu lafa guray khilaafka madaxda dowladda iyo golayaashooda hareeyay, waxaana marti ku ahaa siyaasiyiin ku kala sugan Muqdisho, Ingiriiska iyo Uganda, iyadoo dad weynuhuna fakarkooda kasoo dhiibteen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jiiradda Jimcaha 06-04-2018

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.