Halkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada
Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa barnamaijka dhuuxa wareysiyada oo caawo qodobo kala duwan oo muhiim ah lagu soo qaatay, waxaana ka mid ah:-
1 waaliga shabeelaha dhexe oo ka hadlay weerar ay askar ku laayeen hubna ay ku furteen,
2 aqoon yahan ka hadlay sababta dowladda federaalka sanad waliba kaalinta koowaad uga gasho musuq maasuqa aduunka.
yaa iska leh dhulka ciidamada dowladda federaalka aawgiis isu laynayaan ee muqdisho ku yaal maxaase ka jira in arintan madaxda federaalka qaarkood ku lug leeyihiin?
iyo 4 dadka ku dhaqan jubooyinka oo baaq u diray dadka shisheeyaha iyo kaaliyaashiisa ku hoos nool
Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa wareysiyada 18 04 2018.