Halkan ka dhageyso barnaamijka dhuuxa wareysiyada.
Barnaamijka dhuuxa wareysiyada waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo kala duwan waxaana kamid ah Alshabaab oo ku goodiday inay kordhinayso weerarada ka dhanka ah kontoroolada Muqdisho shacabkana ugu baaqday inay ka fogaadaan iyo qodobo kale.