Halkan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada

Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijya dhuuxa wareysiyada oo caawa ximbaarsan macluumaad ay ka mid yihiin:-dowladda federaallka ah oo maanta kus igatya in ay ku dagalanto xarunta baarlamaanka, midka mid ah raggii fuliyay camaliyaad nafhurnimo oo dhawaan lagu weeray ciidamada uganda waresyi horaysi looga qaaday, iyo dadka soomaaliyeed ee qurbaha jooga oo sheegay in ay ku faraxsan yihiin xasuuqii dhawaan ciidamada uganda loogu geystay magaalada buulo mareer iyo nawaaxigeeda.

Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa wareyiyada 04 04 2018.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.