Sheekh Abuu Cubeyda Oo Jeedin doona kalimad muhiim ah.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa ballanqaaday iney soo saari doonto kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda.

Kalimadda la filayo in goordhow ay soo baxdo, waxaa ciwaankeedu yahay ” Shaam waa daarta Mu’miniinta”, wuxuuna sheekhu kaga hadli doonaa xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam.

Haddii ay soo baxdo kalimadan lawada sugayo, waxaan dhagaystayaasheenu kala socon doonaan wararka, barnaamijyada iyo baraha aan ku leenahay Internetka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.