Dhegeyso Soomaalida qurbaha joogta oo soo dhaweysay xasuuqii ciidamada uganda loo geystay.

Iyadoo dhawaan xarakada mujaahidiinta alshabaab gobalka shabeelaha hoose gaar ahaan buulo mareer iyo nawaaxigeeda ku xasuuqday ciidamo badan oo uganda u dhashay ayaaa arintaa waxaa weli hadal haya dadka soomaaliyeed ee diintood, dalkooda, naftooda,maalkooda iyo sharaftoodaba lagu soo duulay.

Qurba joogta soomaalidu waxay sheegayaan in ay ku faraxsan yihiin xasuuqa lagula kacay ciidamada uganda maxaa yeelay bay yiraahdeen waxaa laga gudayaa wixii ay geysteen.

Aqoon yahan cabdulqaadir cali yaroow oo ka mid ah soomaalida dibadaha joogta ayaa  asigoo u warmaayay Radio alfurqaan faalo dheer ka bxiyay dadkii soomaaliyeed ee askarta uganda toban sano ka badan oo ay dalka joogaan ay laayeen iyo hantidii ay baa’bi’iyeen.

Wuxuu soomaalida ugu baaqay in ay isku duubkaan oo ay diintooda difaacdaan oo ay iska kaciyaan shisheeyaha kala duwan ee ku soo duulay isla markaana doonaya in uu duleysto dalkoodana la wareego.

Halkaan ka dhegeyso wareysiga cabdulqaadir cali yaroow

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.