Wasiirkii hore ee Gaashandhiga oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Maxamed Mursal oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashandhiga dowladdda federaalka ayaa ku guuleysatay doorashada xilka Baarlamaanka dowladda Federaalka.

Mursal ayaa helay 147 cod, marka loo eego codadka guud ee Xillibaannada, waxaana qofka labaad ee kusoo xigay uu helay 119 cod.

Maxamed Mursal ayaa la rumeysanyahay inuu aad uga ag dhowyahay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaarihiisa.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.