Xillibaan Katirsan Baarlaamanka Oo Muqdisho Ku Geeriyooday.

Xillibaan Khaliif Sheekh Cabdullahi Khaliif (Duureey) oo kamid ah xillibaannada baarlamaanka dowladda federaalka ayaa  ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Xillibaanka ayaa shalay waxaa si kedis ah loola cararay Isbitaalka kadib markii xaalad caafimaad ay lasoo deristay.

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Cabdi Weli Muuday oo hadlay ayaa xaqiijiyay geerida ku timid Xillibaanka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.