Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa warbaahinta Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinkii todobaadkii lasoo dhaafay ka taagnaa caalamka Islaamka.
Halkaan Ka Dhagayso barnaamijka dhacdooyinka dunida islaamka 25 05 2018.lite