Dhagayso Dersiga koowaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq.
Duruusta Ramadaaniga ee Idaacadda Al-Furqaan ugu talagashey Dhagaystayaasheeda waxaa kamid ah risaalo qayim ah oo lagu magacaabo Az-zuhdu War-raqaa’iq, waxaana jeedinaya Sheekh Cali Katiin.
Halkan ka Dhagayso Dersiga koowaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq